Asianku waa session ka
horeeya London session lamana trade gareeyo.
Sido kale Asianku badi
waa consolidation ama range balse waa hadii aysan dhicin ASIAN
CONDITIONS.
Asianku 60% waa
liquidity isaga oo liquidity u ah SESSION ka horeeya ee LONDON SESSION
waxaana dhaca dhaqaaqan been guurka ah ee dhaca inta aysan dhicin dhaqaaqa
runta ah ee Maalinka kaas oo loo yaqaano (Juda Swing / Protraction)
ama (false expansion).